Jaaliyada beesha siwaaqroon Ee kunool London oo tacsi udiraysa ( Beeldaaje- Yaasiin Cali Xasan )

This post was written by Administrator on April 20, 2009
Posted Under: Tacsi

DR- Barre faatax .. iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa…

Dr- abshir xareed

professor- Bashiir xaaji yuusuf mataan

professor- saalax maxamed bangax

professor- abdiqaadir yuusuf mohamed ismail (iidi)

nabadoon- maxamud maxamuud aaden ( damuuje ) iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

nabadoon- faarax mahamed yuusuf (dooxajoog) iyo familkiisa iyo dhamaan reer dooxajoog oodhan

nabadoon- siciid saalax seed iyo familkiisa

nabadoon- abdulaahi cali samatar

mahad abdulaahi cali samatar iyo familkiisa iyo dhamaan reer samatar oodhan

maxamed abdulaahi cali samatar

shiikh- liibaan mohamed siciid.. iyo faamilkiisa

shiikh abshir mohamuud yuusuf Ciise… iyo faamilkiisa

maxamud maxamed bangax

Caaqil- abdi bangax… iyo familkiisa iyo dhamaan reer bangax.

Caaqil- axmed saleebaan

xayle bal blaare.. iyo faamilkiisa..

maxamed abdulaahi yusuf cade ( dhagawayne )

maxamed saalax nuur shalmed

axmed nuur cabaas

maxamud warsame

maxamed saalax afduub

siciid awgaab

ali maxamed maxamud ( ali bile )

saalax shakula

maxamed bashiir omar samatar

hassan matoote

maxamed ciise digeeye

anwar aadan maxamed cali

faysal aadan maxamed cali

abdiqani ahmed hassan siciid naxar ( sadaam ) iyo xaaskiisa iyo dhamaan reer xanar oodhan

sahra xaaji xalwo

muxubo cusmaan guuleed

nadia siciid

muxubo saalax gaabshe

maryan yuusuf ciise

ayaan cali seed

bahjo gaaseed

maryan maxamed xaaji omar

Jaaliyada beesha siwaaqroon Ee Kunool ingiriiska oo isugu jira Aqoon yahano iyo nabadoono iyo cuqaal iyo ganacsato iyo bulshaba ….Jaaliyada waxay tacsi udiraysaa gaar ahaan reer beeldaaje qoyska beeldaajaha.. guud ahaan beesha siwaaqroon oo kusugan dal iyo dibad waxay jaaliyadu ilahay uga baryaysaa beeldaaje ( yaasiin Cali xasan )in uu ilahay janadiisa fardowsa kawaraabiyo amiin amiin.. ehelkii uu katagayna uu samir iyo imaan alle kasiiyo..

abdikani ahmed hassan (sadaam )

london uk.

acraaf@hotmail.com

tell- mobile… 44-7506563696

Reader Comments

anigoo ah fu’aad Ciise yuusuf waxan Tacasi udirayaa dhamaan Eheladi & Rerki uukageeryoday Beel.daaje Yaasiin Waaxaan Eebe Kaga baryaaya in Naxariistiisa kawaraabiyo
Amiiin

#1 
Written By fu'aad c on May 4th, 2009 @ 5:43 pm

anigoo ah mahad muse afduub iyo dhamaan reer afduub waxan Tacasi udiraynaa dhamaan Eheladi & Reerkii uukageeryoday Beeldaaje Yaasiin Waaxaan ilaah uga baryeynaa in uu ilahay janadiisa fardowsa kawaraabiyo amiin amiin

#2 
Written By finland on June 2nd, 2009 @ 10:05 pm

waxaan halkan anigoo ah dr cabadala maxamed maxamuud cali cabadala oo jooga magaalada tripoli tacsi tiiraanyo leh uga diraya ehelda iyo qaraabada beeldaaje yaassin cali beeldaaje cal bari waxaan ilaah uga baryayaa inuu ka waraabiya janidiisa eheladiisa inuu samir ka siiye

#3 
Written By cabadala on June 21st, 2009 @ 7:26 pm

anigo ah caqil. mohamud salad xared ali daad waxan halkan tacsi tiiranyo leh uku direyna hadanu nahay rer xareed ali daad beeldajaheni beeldaje yasiin ali beeldaje cali bari waxan ilahay uku baryay naxariiste eebe iyo janada inu ilahay ka warabiyo eheldi iyo qarabadi uka dhintay beldaje yasiin waxan udiraya tacsi alaha unaxriisto janada ilahay haka warabiyo

#4 
Written By mohamud salad xared on October 28th, 2009 @ 10:10 pm

aniga oo ah dr abdalla mohamed mohamuud cali abdalla aniga oo ka turxumayo reer cali cabdalla waxaan tacsi tiraanya ah u dirayaa familka uu ka geeriyooday beeldaje yaasiin ali waxaan ilaah u barayayaa in ilahay janadiisa ka waraabiyo familka uu ka tagayna samir iyo imaan ilaah ka siiyo aamiin aamiin aamiin

#5 
Written By abdalla mohamed mohamuud on December 2nd, 2009 @ 10:00 pm

Degaanka Casayr waxaa loo yaqaan inta u dhexeysa(Bad iyo Biri) Xaafuun Iyo Qandala
Waa bad waxaa ku xiga dhul banana oo gaaraya isku celcelis 2km ilaa 3km, dhan “>waxaaku xiga “>buuro isku xiran oo is heysta inta degaanku yahay oo dhan waxaa ku xiga dhul kore oo banaan. Qayb kasta waxaa ku jira khayraad fara badan-, Kalluun, Luul, camber- Dhul beereed waxaa ka baxa khudaar oo dhan iyo timir- waxaa ku jira ilo biyood oo aan go’in, macdan iyo xiji- waa dhul daaqsin ah xoolaha ayaa ku nool.

Waa dhulbaaxad weyn, bilicsan, oo ilaaheyna kheyraad ku mineystay. Waa degaan taariikh fac weyn leh. Waa dhulka la magac baxay dhulki udgoonka(Puntland).

Dhowr boqol oo sano ka hor wuxuu ahaa xarunta ilbaxnimadi Bariga Afrika oo loo yiqiin Ilbaxnimadi Mozambique ( Mozambique Civilization). Waxaa xaruntu ahayd inta u dhexeysa OLOG ilaa WAREEGSAME. Xaruntaasi waxay isku xiri jiortay Asia iyo Africa, waxaa laga dhoofin jiray Maroodiga,shabeelka Libaaxa, masaska, iyo ugaar oo dhan, waxaa intaa dheraa xoolaha la cuno iyo LUUBAANTA( Beeyo iyo Meydi). Waxaa xaruntaa lagu sameyn jiray hubka sida, Warmaha, Heetada, Godmaha, Faaska, Leebka, gaashaamada midiyaha yar yar iyo waaweyn iyo alaabo badan oo birta la shubay laga sameeyey. Si arintaa xaqiiqadeeda dunida loo tuso, waxaan codsi u dirney “National geographic channel iyo Discovery Channel” in ay baaritaan ku sameeyaan.

Waxaa intaa dheer in ay jirto “Tunnal isku xira OLOG iyo Jasiirada SuQADARA” oo bada hoosteeda mara, waxaana laga helay sheekooyinka dadka degaanka iyo suugaanta degaankaa.

Magaalada Tooxin meel agteeda ah waa meesha ay ku kulmaan labada badood”Indian Ocean iyo Red sea” labadaa badood is taaban maayaan mid walba hoos ayey u degeysaa, waxaa dexdooda ah Barsakh,

Bal akhri aayada quraank ee ah” MARAJAL BAXREYNI YALTAQIYAANI BEYNAHUMAA BARSAKHUN LAA YABQIYAANI”.

Isla meeshaa meel u dhow waxaa ku yaal bada dhexdeeda IL biyo macaan oo aad ka cabi karto.

Waxaa intaa dheer waa dhulki uu ka soo degay Daarood.

Meeshi ugu horeysay waa BOOCO- ceel ayey ka qoteen isaga iyo walaalihiis, dhoor habeen ayey ku dhaxeen, waxaa calaamadsan oo dadku u daawasha tagaan ceelka, meesha ay ardaaga ay seexdeen ka dhisteen, iyo meesha ay doonida ka soo caarsiiyeen. Marki walaalihii ka tageen isaga oo xaabo ku maqan

Wuxuu uu “>tegayGODBARUUREY halkaas oo uu uu “>mudo ku noolaa, waa god daawasho mudan. Waxaa ka daran ceelka CEEL KALOOD, dhagaxi uu ka qaadey wali meeshi ayuu yaalaa ee soo arag, ha hilmaamin labadi geed ee jaceylka ku baxay “DAAROOD iyo DOOMBIRO” wali meeshi ayey ku yaalaan ee soo arag.

Haddii aad u tagto degaankaa daawasho iyo aqoon kororsi ha hilmaamin in aad u fiirsato,

“Geedka maydiga ah wuxmeesha “>uuyahay, meesha uu ka baxo, caleentiisa, meesha uu biyaha ka helo, qoloftiisu sida ay tahay, xidid ma leeyahay, dhacaan kiisu waa see, hana hilmaamin in aad dadka weydiiso mucjisooyinka uu leeyahay.

Marka aad akhrido maqaalka falan gaarsii saaxibadaa.

Waxaa iga talo ah inta aad nooshahay soo eeg degaankaa wax weyn ayaa kaaga kordhaaya.

#6 
Written By sulaiman mahomoud on December 14th, 2009 @ 2:24 pm

Assalamu calaykum,

Walaalayaal Barasho wanaagsan,aad ayaa ugu farxay webkan,masha allah,waana markii iigu horaysay ee aan soo boqdo.

Shukran.

#7 
Written By Saciida Nuur Afduub on January 5th, 2010 @ 8:02 am

waxa ka jira bosaso dhib xoog leh oo loo geysto dadka rayidka ah maalin walba wax baa la dilaa wax baa la qarxiyaa waxaan sa bab u ah piesta iyo waliba raroole oo waliba dhib ku haya dadka reer bosaso hadaba hadaa nu nahay nawaaxiga gar goore xukuumada hada jirta waa in ay is casishaa waayo dadka ku aftirsada waxba uma qaban waayo maxuud saleebaan ayaa fidnada wada waxa dadka dila waa maxud saleeban waxay dawalada ka socon all dahay waa raga aan sheegay suwaqroonow hurda ka kaca hadii kale waa la i dinku tumayaa waa in aad yelataan bar internet oo la soo a lifo waayo horu mar waxaa lagu gaaray internetka malahan beesha internet beesha waain la isku keenaa malaayiin ayaa debadaha jooga beeshana wax ismatarto dhaliishaa ayaad lee dihiin marka waxaan ku soo af meerayaa aniga hadii kale waa la i idinka sadbursanyaa.

#8 
Written By waa aniga on January 27th, 2010 @ 12:43 pm

Add a Comment

required, use real name
required, will not be published
optional, your blog address

Previose Post: Gabay: Xeer-badeed