Cabdiraxmaan Faroole – Madaxweynaha cusub ee D/G Puntland
Posted Under: news
Garowe jan 08 xukuumada cusub oo puntland ayaa la dhaariyey. Madaxwaeynaha cusub waa c/raxmaan maxamed faroole iyo ku xigeenkiisa c/samad cali shire ayaa ladhaariyey wexeyna balan qaadeen inay dalka iyo dadkaba cadaalad ugu shaqayn doonaan.
C/raxmaan Faroole ayaa helay 49 cod wareegii labaad waxa ku soo xigay c/laahi jaamac ilka jiir oo helay 17 cod.
hadalo kookoban oo ay halkaa kajeediyeen madaxdii hore ee puntland iyo kuwa cusub ee puntland oo ka mid ahaa madaxweynihii hore iyo madaxweyne kuxigeenka Xasan Daahir oo sheegey inuu ku faraxsan yahay sida ay wax u dheceen asagoo balan qaaday inuu lashaqayn doono dowlada cusub.
Sidoo kale waxaa halkaa ka hadlay madaxweynha xilka warayjin doona Cade Musse wuxuuna dardaanran ujeediyey dowlada cusub usagoo siweyn ugu booriyey arimaha nabad gelyada wuxuuna sheegay inuu lashaqaeyn doono madaxda cusub ee haatan la doortay. Waxa soo gabagabeeyey xafladii doorashada madaxda cusub ee puntland waxaan ladareemayaa saan saan farxadeed.
maxamed jaamac
somalimonitor garowe
xaalada Garowe,Casimada Puntland
Garoowe: qayla xoogle ayaa is qabsaday hal mar maxamed jaamac somalimonitor Garowe jan 08 barxada wayn ee bartamaha magaalada garoowe ayaa waxa isugu soo baxay boqolaal dada oo ah taageerashaa madaxwaynaha cusub c/raxmaan faroole.
Dadkan ayaa wexey ku dhawaaqayeen ereyo kala duwan oo ay kusoo dhowaynayaan c/raxmaan faroole guusha madaxweyna nimo oo uu kagaaray doorashadii kadhacday hoolka baarlamanka puntland dadka ayaa isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada balse wexey ubadan yihiin dhalin yaro iyo haween.
Garowe ayaa laga dareemayaa soo dhowayn sare maadaama uu musharaxu kasoo jeedo asal ahaan gobolka nugaal qaylo iyo hoonka baabuurta ayaa is qabsaday guud ahaan xaafadaha caasimada garowe






Reader Comments
salaan kabacdi wan kaaga mahad celinayaa sida wacan ee aad ugu guulaysataydoo rashadii kadhacday puntland.
intaa kabacdi waxaan kuu soo jee dinayaa laba arrimood waa midda hore inaad danta guud aadan kahormarin midda gaar ahaanayd .
iyo inaad kudadasho inay puntland ay soo ceshato gobolada kamaqan waxaana lagama maar maan ah inaad bulsha reerpuntland hankoodi aad urumaysid.
hankoodi waxaa kamid ah midnimo cadalad dhex dhexaadnimo dulqaad iyo daryeel guud.
han balyo, iyo bogaadin. waxaan aad ugu hanbalyeynayaa modane madaxweyne cabdiraxman faroole
taasoo aan aad ula dhacsanahey wax qabadkiisa shaqo iyo hal ka uu kabilaabey marxalada adag ee kataagan puntland taasoo umuuqata hada mid lagu naaloon karo marka waxaan leeyahey mudane madaxweyne waad ku mahad santahey arintaaas
aad baan ugu hambalyaynayaa madaxweyne faroole waa qof aqoonyahan ah waxaana kula talinayaa inuu ka dhabeeyo qorshihii uu horey us oo bandhigay
hanbalyo mudane faroole aad ayaan oogu riyaaqayaa guusha doorashada putland. waxaan kuu rajecnayaa inaad reer putland riyadooda u dhabeyso. halbalyo mar labad.
waxan salamayaa madaxda reer putland dhamaan salaan kadib waxaan layaabay sida qaabka daran ee oo bahdilayo shacabka reer ogaadenia oo soo biday magan gelgo iyo soomali nimoba oo hadan loo soo gud binayo caga ay kasoo caraeen ee kuhaysta dalkooda waxan islahaa maamulka cusu ee faroore wax buuka bedali doonaa arimaha ay wadeen maa mulkii cade laakiin nasib daro way ka dareen laakiin waxaan jeclaan lahaa in an joojiyaan soomalida laga gadanayo cadawga oo hubka lagu badalnayo war waxaad tiraahdaan ogadeen waa nala dhashay waana dhiibtaan way waxaa keenay war yaareheen wali giin ma maqasheen hawiyaa ogadeen dhiibay jawaabtu waa maya marka maxaa keenay in aad idinku dhibtaan wala lahiin oo magan gelyo idiinku yimi waa guul daro in taa gara siin la haydeen in aad gondaha jartaan
waxaasi waa duli waa horo ayuu wadankii isku dhuftay
reerka uu ka dhashayna waxba u mahayyaan oo kalsooni ah
xitaa islaanku ma yimaado garoowe
y jagadii ugu horaysay ee militariga isagoo noqday taliyaha policemilitaryga ee qaybta 26 aad ee fadhigeedu ahaa gobolada Woqooyiga soomaaliya.
Sanadkii 1964tii ayaa loo Dalacsiiyay darajada Gaashaanle dhexe “Lieutenant Colonel” waxaa uuna isla markaasi u soo gudbay maamulka dhexe ee wasaarada gaashaandhiga soomaaliya.
Markale ayaa waxbarasho loogu diray dalka Ruushka (midawga soviet) isagoo galay kuliyadda dagaalka ee militariga (Military war college) sanadkii 1965-66.
Markii uu halkaas ka soo noqdayna waxaa laga dhigay taliyaha hogaanka tababarka ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed biishii may ee sanadkii 1968dii.
Markale ayaa lagu celiyay gobolada woqooyiga soomaaliya sanadkii 1969kii isagoo halkaas looga dhigay abbaanduulaha ciidankii looyaqaanay “ciiidanka koobaad” ee fadhigooda woqooyiga soomaaliya.
Waxaa maalmihii curashada kacaanka sanadkii 1969kii loo taxaabay xabsiga asagoo lagu eedeeyey in uu ka caga jiidayey kanaackii uu hogaaminayey Siyaad Barre. waxaana uu xidhnaa muddo lix-sano ah iyadoo la soo daayay sanadkii 1975tii. Maxamed siyaad barre oo madaxa u salaaxaaya ayaa waxaa uu ka dhigay taliyaha hogaanka gaadiidka iyo dayactirka ee xoogga dalka sanadadii 1975-1977dii.
Faroole soomaali maaha, soomaali maaha. Aniga oo ah nin Ogaadeen ah kana soo horjeeda aragtida qalafsan ee majeerteenku iskadhaadhiciyeen si Ogaadeen wax looguyeelo, waxaan doonayaa in aan halkan ku cadeeyo in dadka qudha oo aan soomalida ahay ay yihiin (xx) sababta oo ah waxay marwalba la saftaan cadawga soomaaliyeed waxayna ka amarqaataan Adis Ababa waxaana hada socota in kaluun farabadan lagu taakuleeyo itoobiya waxaanuna soo jeedinaynaa in majeerteen si wada jir ah wax looga qabto wadankana laga saaro maadaama ayna soomaali ahay. Waxaanuna haynaa cadaymo badan oo ka maragkacaya in ahay. kas soco.
madax way naha puntlander waxa u meshah ku hayaa haba yara tee ma jiraan wa in kur sigah xag darada ugu fa dhiyo lagaridaa run tii madax waynaha wax u dad ka gul ah u uso heyo majiro isku dir moyaane faroole qabil kala gur dad ku wa iskumid mantadah wa iskumid cayalka iyo hawen kah wa in wax lo qab taa la isku firsan qabil faroole majeerteen kursigah kadagan sidah dhab tah ah