XUSUUS QORKAYGA – 1 (CEELKA YAA KA CABAYA?)

W/Q. Sh. Muxamad Idris Axmed
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato.
Bishii December 24-keedi ilaa 4-tii January 2010 waxaan Booqasho dacwadeed kusoo maray Dalka Zambia labada magaalo ee ugu caansan Lusaka iyo Ndola, Soomaaliduna ku badan tahay. 5-tii January ilaa 28-kii January 2010, waxaan iyana Booqasho dacwadeed ku tegey Dalka [...]

AQOONTU WAA IFTIIN

” Nololeey ma-waartooy, nuuxiya. Nebi baa naf-waayee, nuuxiya. Waa Nuur Aqoontuye, nuuxiya. Naxariista Eebbe, nuuxiya”. Erayadaan, waxay ka mid ahaayeen, hees dhiirri-gelineysay Aqoonta iyo in wax la barto; nolosha adduun iyo xitaa cibaadeysigana loo kaashado Aqoon. In si xowli ah loo abbaaro waddada waxbarashada, Cilmi iyo Aqoonna loo cuskado tallaabooyinka loo qaadayo dhinacyada Diinta, Siyaasadda, [...]

Magaalada Boosaaso Weli ma Degmaa mise waxaanu oran karnaa waa Gobol

Fariin ku socota maamulka iyo waxgaradka Puntland.

Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadibna waxaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudan leeyahay iga gudooma salaanta qaaliga ah ee islaamka Asalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakaat.
Magaalooyinka adduunka dhamaantood wey isbadalaan oo mar walbaa waxey soo maraan marxalado kala duwan. Kuwo ayaa [...]

Maxaad uga soo horjeeda wanaaga iyo horumarka

Saturday, October 17, 2009
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamaka ah Asalaamu caleykum Waraxmatulaahi wabarakaat.
Ummad waxa uu horumarkeeda ku xiran yahay, marka ay dadkeedu diyaar u yihiin in ay horumaraan, laakiin waa waxaan [...]

Dagaal aan dhamaad lahayn, Umad aan Dantooda aqoon Iyo Dagaal ooge Danayste ah ayaa Dowlad la,aanta Sabab u ah

Saturday, October 17, 2009
Waxaa soomaaliya mudo gaaraysa 31 sano marka laga soo bilaabo 1978kii Ayaa waxaa ka bilowday dagaal jabhadeed ka dib dagaalkii dowladii soomaaliya ee meleteriga ahayd iyo amxaarada ama wayaanada la gashay ka dib waxaa bilowday dagaalkii jabhadaha iyo beelihii mucaaradka noqday ee magacyada la baxay Sida jabhadii kowaad waxaan isku dayayaa [...]