Ururka Midowga Qurba joogta Soomaaliyeed United Somali Diaspora (USD) ) ee saldhigiisu yahay Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, wuxuu mudooyinkan u kuur galayey xaaladaha wadanka , gaar ahaan marxaladaha cusub ee wadanka Soomaaliya galay. Doodo iyo wada tashiyo uu ururku yeeshay kadib wuxuu soo jeedinayaa baaq soo dhowayn iyo talooyin ka kooban. Feb 09, 2009 [...]
Posted Under:
baaq
This post was written by Administrator on October 6, 2009
Comments (0)
Shir dhowr casho socday oo ka dhacay magaalada Garoowe arrimo door ahna looga wadahadlay, ayna isku arkeen culimo ka kala timid magaalooyinka Boosaaso, Garoowe, & Laascaanood, oo wadatashiyadiisii maanta soo gabagaboobeen 08/06/2009, loogana arrinsaday xaaladda qallafsan ee dalku marayo, ayaa falanqeyn ku saabsan marxallada lagu jiro & saadaalin ku aaddan khataraha waaweyn ee dalka ku [...]
Posted Under:
baaq
This post was written by Administrator on June 9, 2009
Comments (0)
Dhammaan howlwadeenada iyo mas’uuliyiinta hay’adda Somali Advice & Indormation Centre waxa ay si wadajir ah u cambaaraynayaan dagaalka bilaa ujeedada ah ee lagu gumaadayo dadka maatida ah, kuwaasoo had iyo jeer lagu garaacayo hubka iyo madaafiicda aan loo meel dayin. Dagaaladaas ka socda Koonfurta Soomaaliya oo soo noqnoqday ayaa waxaa ku nafwaayey dad aad iyo [...]
Posted Under:
baaq
This post was written by Administrator on June 5, 2009
Comments (0)