Source:AFP
Dec. 18, 2009.
GENEVA — The number of migrants fleeing the unstable Horn of Africa and arriving in Yemen rose by 50 percent this year, reaching a record high of 74,000, the UN refugee agency said Friday.
The number of Ethiopians making the journey across the Gulf of Aden or Red Sea — a route described by [...]
Posted Under:
news
This post was written by Administrator on December 18, 2009
Comments (0)
Source: Somalimirror
28 Sep, 2009
Afhayeenka Golaha Shuurada ee Xizbiga Islaamiga Soomaaliyeed, Sh Ismaaciil Xaaji Cadow oo khadka Taleefoonka Saxaafada Shir Jaraa’id ugu qabtey ayaa ka hadley arimihii ugu danbeeyay ee ku soo kordhey Magaalada Kismaayo.
Waxa uu sheegay Sh Ismaaciid Cadow, inay ka digayaan Dagaal halkaa ka dhaca oo dhex mara walaalaha Magaalada Kismaayo xilligan ku wada [...]
Source:guardian.co.uk
by David Leigh
Wednesday 16 September 2009
Trafigura’s internal emails describe graphically how the secretive offshore firm hoped to make a fortune from buying up “bloody cheap” contaminated petrol. Thousands of tonnes of “coker gasoline” was being sold off from a Mexican state refinery at Cadereyta.
Trafigura trader James McNicol wrote from the firm’s Oxford Street office block: [...]
Source: puntlandgovt.com
Gaalkacyo, Puntland: Weftigan EUda ee manta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ku soo dhoweeyey Madaxda Puntland ugu sarsaraysa oo uu horkacayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud iyo Madaxweyne ku xigeenka Mudane Cabdisamed Cali Shire iyo qaar ka mid ah [...]
Posted Under:
news
This post was written by Administrator on September 2, 2009
Comments (0)
Dhagaxtuur oo Dalbaday in Ciidamada la xareeyo
By Hussein Barre Aden
11-February-2009
source:VOA
Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cismaaan Dhagaxtuur oo u dhawaan Madaxweyne Sharif u magacaabay Gudoomiyaha Guddiga Amniga Qaranka ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay Muqdisho ku sheegay in talaabadda ugu horeysay ee guddigoodu qaadayo ay tahay xareynta ciidamada dowlada ee Muqdisho ku sugan.
Dhagaxtuur wuxuu [...]
Posted Under:
news
This post was written by Administrator on February 6, 2009
Comments (0)