by Muhammad Alshareef
During his Caliphate, ‘Umar, may Allâh be pleased with him, once set out for ash-Shâm (Damascus) and with him was Abû ‘Ubaydah. They came upon a deep creek which they needed to cross. So ‘Umar took off his sandals and carried them on his shoulders. Then he took the reign of the camel [...]
Posted Under:
islaam
This post was written by Administrator on September 28, 2008
Comments (0)
Arabic
English
Posted Under:
Media
This post was written by Administrator on September 28, 2008
Comments (0)
by Inj. Maxamed Cali Cibaar
cajaaib dhagayso!!!
Cishaba waa ceyn adduune
Codkeyga waxaan u gaabshay
Haddaad Cabdiyow1 tabeyso
Cadowgan isi soo baheystay
Canaadkiyo cagajugleynta
Inaan ka cabsooday maaha
Inaan caynleyda maanso
Walaal curin waayay maaha
Inaan sida qaar ku ceesha
Cantuugo yar siistay maaha
Waxaase I ciilay saaxib
Caloolyowga waxaygu beeray
Cajaa’ibka taagan maanta:
Markaan xaqa iska cameynay
Halkuu dulmi noo carrowshay
Taladan caynkeed wareegtee
Ka raran hoostiyo caloosha
Xafiiska cunaha ku [...]
Posted Under:
Media
This post was written by Administrator on September 28, 2008
Comments (1)
Hooyo ayaa gabadheedii la fariisatay inta aynan guriga habeenka koowaad ee aroos-ka ah la geeynin , waxaana ay u sheegtay dardaarankani.
Waxaana hooyada ay ku tiri gabadheydiyeey hadii aad iga aqbasho dardaarankan aan kuu hayo waad ku guuleysaneysaa guur-kaaga.
Marka hore , waxaad ogaataa inaad ka baxday nolol una baxday nolol kale , kan tagtay guri una [...]
Posted Under:
somali
This post was written by Administrator on September 17, 2008
Comments (5)