Madaxweyneha cusub ee dowladda Midnimada qaran ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa aan inii soo gudbinay Taariikhdiisa oo kooban.
Taariikhdii Sh. Shariif
Dhagayso Taariikhda Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Magaca:- Sheekh Shariif Sheekh Axmed Sh. Maxamuud.
ku dhashay:- Degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelada Dhexe sannaddii 1966-kii.
Waxbarashadiisa:- Wuxuu Qur’aanka xafidey isagoo ay da’diisu ahayd 9-jir.
1988:- Dugsiga sare [...]
Posted Under:
news
This post was written by Administrator on January 31, 2009
Comments (21)
Madaxwayne Sh. Shariif
Sheekh Shariif oo Loo Doortay Madaxwaynaha Soomaaliya
Source: VOA
31-January-2009
Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guulaystay tartanka madaxwaynenimada Soomaaliya, isaga oo musharixii wareega ugu dambeeya kula tartamay uga guulaystay aqlabiyad aad u badan.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, oo ahaa guddoomiyaha Isbahaysiga dib-u-xoraynta Soomaaliya ayaa 293 cod uga guulaystay murashax Maslax Maxamed Siyaad Barre oo isagu helay [...]
Posted Under:
news
This post was written by Administrator on January 30, 2009
Comments (0)
Ma Waxaa la dooranaya Madaxweyne Soomaaliyeed, mise Un-ta ayaa wakiil soo magacaabaneysa
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay.
Intaas kadib, waxaa maalmahkan leysla dhex marayey in leysugu tagay Jabuuti, Mucaarid iyo mu’ayid ba. Waxaa la leeyahay waxaa la dooranaya madaxweyne Soomaaliyeed. Iyadoo aynu la yaabanaan jirnay qaabka loo [...]
Posted Under:
somali
This post was written by Administrator on January 30, 2009
Comments (0)
by Prof. Abdi Ismail Samatar
University of Minnesota
Thursday, January 29, 2009
The Meaning of Faith
Mohamed Suleiman’s beautiful song for the Eid is not only suggestive of the joys of the past but reminisces about the great values which our people shared and which served them so well during testing times of yester years. Here is a line [...]