Gaadhiguu jiidhsiiyay baa wiilkiisii jiidhay
Sheekadan oo ka dhacday waddamada Khaliijka ayaa ninkii sheekadu ku dhacday oo ka sheekaynaya siday wax u dhaceen ku bilaabay sheekadiisii:-” Goor ay ahayd waqti Salaaddii Duhur la soo tukaday, guryahana loo soo qada tagay, cadceeduna aad u kulushahay maadaama waqtiga lagu jiraa uu ahaa bisha August oo waddamada Khaliijku xagaa [...]
Salaama calaykum…
Walaal bal fiirso qisadan dhabta ah oo dhacday Zamankii imaamu Maalik…. Waa qiso naxdin leh waxaan rajaynayaa qisas badan ama sheekoyin badan oo dhacdo run ah in aan soo baari doono soona qori doono’ shiikha imaamu malik ayaa markii qiasadan loola tagay oo lo shegay sida arinku yahay fasiray’ maalik [...]
Bismillaah Arraxmaan Arraxiim.
ALLAAH ayaa mahad kulligeed iska leh, xaal uuyahay kan cirka dhisay dhulka gogley, buuraha muday, daruurahana wada. Rabiga quruumihii hore iyo kuwaan dambe, Rabiga samooyinka iyo dhulalka, Rabiga Malaa’igta & Rususha, Rabigaas oo ah kan-og xaalka quraanyo madoow oo habeen madoow dhagax madoow dushiisa kusocota.
Naxariis iyo nabad gelyo waafi ahi korkiisa ha ahaato [...]
1) Qaluubta , axwaashooda iyo noocyadooda:
Waa maxay qalbigu?
Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu’aadka Insaanka oo Ilaahayna Ka hadlay, waana guriga / hooyga Imaanka , Taqwada, Ixtiraamka, Thikriga, Jacaylka iyo Nabadgalyada
sidoo kale waa guriga Kufriga . Nifaaqa , Riyaaga , Xiqdiga , Xaasidnimada , Karaahiyada [...]
SAYINGS (HADITH) OF PROPHET MUHAMMAD (Sallallaahu alaihi wa sallam)
Xadiis saxiix ah oo nabiga Muhammad (SAW) ayaa wuxuu leeyahay sida:
The one who disdains the prayers will receive Fifteen punishments from
Allah.
Qofka ka taga salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood.
Six punishments in this lifetime
Lix ciqaabood noloshan
Three while dying
Sadex marka uu dhinto
Three in the grave &
Sadex marka qabriga lagaliyo
Three on [...]
Posted Under:
somali
This post was written by Administrator on March 30, 2009
Comments (1)