Johnnie Carson
Assistant Secretary
MR. WOOD: Okay. Good afternoon, everyone. Welcome. Today we have for you Assistant Secretary of State for African Affairs Ambassador Johnnie Carson. He’s going to speak to you about Secretary Clinton’s upcoming trip to Africa. He’s – Assistant Secretary is going to make some brief remarks and then take your questions. But before [...]
Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool Ann arbor/Ypsilanti Michigan waxaa lalasocodsiinaynaa in Maalinta Sabtida ee August 1, 2009 lagu Qaban Doono Schoolka Multicultural academy Xaflad loogu dabaaldegayo Sanad Guuradii kasoo wareegtay Assaaskii Puntland.
Wakhtiga Xaflada: Saturday August 1, 2009
Goobta: Multi cultural Academy
5550 Platt Road
ann arbor,MI
Faahfaahinta kala xiriir: Maxamed Qoobay 614-284-5580.
Source: Shabelle
7/30/2009
Athans-Banaanbax aad u balaaran islamarkaana ay dhigayeen Soomaalida ku nool wadanka Gariiga ayaa waxaa uu maanta ka dhacay dalkaasi kadib markii ciidamada dalkaasi ay Xabsiga dhigeen in ka badan 2-boqol oo ka mid ah Soomaalida ku nool dalkaasi.
Banaanbaxayaasha oo gaaraya 5-boqol ayaa dibad baxoodu waxaa uu yimid kadib markii ciidamada boliiska dalkaasi ay [...]
Source:Shabelle
7/30/2009
BAYDHABO-Israsaaseyn sababtay dhimasho askari ka tirsan ciidamo dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa Galabta ciidamada dowladda ku dhexmartay degmada Dharkeenlay ee gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo degmda Dharkeenlay ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in galabta Israsaaseyn ay ku dhexmartay degmadaasi askar ka wada tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya kuwaasi oo lacago sharci daro ah ku qaadayay [...]
July 29, 2009
By EDITH M. LEDERER (AP)
UNITED NATIONS — The top U.N. envoy for Somalia said Wednesday that Somalia is at “a turning point” and needs international support, especially military equipment, training for its security forces and money to pay them.
Ahmedou Ould Abdallah told the U.N. Security Council the Somali government is resisting attempts [...]