source:Somalimirror
31 Aug, 2009
Maanta oo Isniin ah waxaa Caasimada Liibiya ee Taraabulis ka Furmaya Shir Gaar ah oo ay yeelanayaan Madaxda Midowga Afrika loogana Munaaqashoonayo Xasaradaha ka taagan Qaarada oo ay ugu horeeyaan Soomaaliya, Gobolka Daarfoor ee Suudaan iyo Mandiqado kale.
waxaa kulanka madaxda ka horeyndoona kulamo ay yeelan doonaan wasiiro oo ay kaga Baaraandagayaan [...]
Source: Allafrica
30 August 2009
Mogadishu — Calm has returned to Beledweyn town in central Somalia, just after operations conducted by the TFG and Ethiopian troops in parts of the town, witnesses told Shabelle radio on Sunday.
More government soldiers with Ethiopian troops entered to the west site of the town especially Hawlwadag neighborhood where there had been [...]
Source: Shabelle:
8/29/2009
BALADWEYNE:-Ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa Ethiopia oo xalay galay Galbeedka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay fariisimo ka sameysteen galbeedka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo qaar ka mid ah ciidamada dowladuna ay dhac iyo dil geysteen.
Kadib markii saakay aroornimadii hore ciidamada [...]
African Union soldiers contend with a vague and underfunded mission with no cease-fire to enforce. Among the troops who have died, some apparently succumbed to illness due to malnutrition.
Source: LA Times
By Edmund Sanders
August 29, 2009
Reporting from Mogadishu, Somalia
When a mystery illness swept through the African Union peacekeeping mission here, killing six soldiers and sickening [...]
Source: Shabelle
Wasaaradda arimaha gudaha dalka Yemen ayaa waxaa ay sheegtay in Ilaa 6 ruux oo Soomaali ah ay ku geeriyoodeen xabsi ku yaala Bartamaha gobolka Tiaz oo la sheegay in ay u geeriyoodeen cudurka kalooraha oo kula dhacay Xabsigaasi.
Axmed Sa’iif Hasheed oo ka tirsan Barlamanka dalka Yemen islamarkaana ah gudoomiyaha Ururka Difaaca Xaquuqda aadahana ee [...]