Source: Somalimirror
28 Sep, 2009
Afhayeenka Golaha Shuurada ee Xizbiga Islaamiga Soomaaliyeed, Sh Ismaaciil Xaaji Cadow oo khadka Taleefoonka Saxaafada Shir Jaraa’id ugu qabtey ayaa ka hadley arimihii ugu danbeeyay ee ku soo kordhey Magaalada Kismaayo.
Waxa uu sheegay Sh Ismaaciid Cadow, inay ka digayaan Dagaal halkaa ka dhaca oo dhex mara walaalaha Magaalada Kismaayo xilligan ku wada [...]
Source:VOA
27-September-2009
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu noo soo diyaariyo Cabdullaahi Nuur Maxamed Colombo ayaa waxannu todobaadkan marti noogu ah wasiirka Kuluumaysiga ee Dawlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Wasiirku waxa uu ka jawaabayaa su’aalo badan oo ay VOA-da iyo dhagaystayaashuba ka waydiiyeen, arimo badan oo khuseeya kalluumaysiga, burcad-badeedda iyo heshiiyada ay Soomaaliya la gaarto waddamada dibadda.
Midigta sare ee boggan [...]
Source: VOA
27-September-2009
Madaxweyne Somalia Sheikh Sharif Sh. Axmed ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in dowladdiisu ay kasoo waaqsato dhibaatooyinka faraha baan ee ku habsaday, 8-diidii bilood ee lasoo dhaafay.
Dhegayso (MP3)
Wareysi gaar ah oo uu madaxweynuhu siiyey Qeybta Af-Soomaaliga ee VOA-da, ayuu ku sheegay in taageerada ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan dowladdiisa ay tahay [...]
Source: Press tv
Sat, 26 Sep 2009
Somalia’s president says he is ready to sit down at the negotiating table with anti-government groups to end the violence in his war-torn country.
Sharif Sheikh Ahmed, President of Somalia, addresses the 64th session of the United Nations General Assembly, Friday, Sept. 25, 2009.
Sheikh Sharif Ahmed addressing the 64th [...]
Source: Halgan
Web Sep 25, 2009.
New-york:-Madaxweynaha Somalia Sheikh Sharif Sh. Axmed ayaa khudba uu ka jeediyey Golaha Ammaanka ku codsaday in la qaado cunaqabateynta hubka ee 17 sano ka hor lagu soo rogay Somalia.
Sheekh Shariif, wuxuu sheegay in qaadintaanka cunaqabateynta hubku uu muhiim u yahay dib u dhisida ciidamada Amniga ee Somalia. Madaxweyne wuxuu yiri [...]