Source:Somalitalk
Cumar C/rashiid: Kenya waxay VIOLATION (Xad Gudub) ku samaysay International Law (ee xuduudda badda) – maqal iyo muuqaal
C/raxmaan C/shakuur: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke amarkiisa ayaan aniga ku saxiixay heshiiska ( ku saabsan badda)….
Oct 28, 2009: Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo muujiyey in lagu Khalday heshiiska Is-afgaradka
Oct 4, 2009: Madaxweynaha DFKMG: warqadda la qoray waxay [...]
By Emma Bijloos
In this article I try to link Burrowes’ and Kasper’s description of the political system in contemporary Yemen to Ross’s explanation of why resource-rich governments may be less democratic.
A kleptocracy, or a government of, by, and for the thieves. That is the crude description that Burrowes and Kasper give of the contemporary government [...]
Source:Shabelle
10/26/2009.
Hogaamiyaash carbeed ee ku dhirirsan badda Cas ayaa waxaa ay isku raaceen dhisida ciidamo carbeed oo la dagaalama Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ee Maraakiibta shisheeya Qafaasha.
Kadib kulan Magaalada Jidda ee wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabata ay ku yeesheen hogaamiyaasha ciidamada badda ee wadamada ku dhararan badda cas ayaa waxaa ay ku go’aamiyeen in la sameeyo [...]
Laga billaabo 1-da November 2009, badeecad kasta oo Soomaaliya uga imaaneysa dibadda waa in ay haysataa shahaado ay soo siisay sharikadda Bureau Veritas, oo ay dowladda Soomaaliya heshiis kula gashay in ay baarto tayada badeecadaha tegeya Soomaaliya.
Wasiirka Ganacsiga ee Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Cabdi, ayaa BBC u sheegay in heshiiskan oo hadda dhaqan gelaya uu yahay [...]
Source: Somaliweyn Media Center “SMC”
Mogadishu Monday 26 October 2009
The highest court in the semi-autonomous region in eastern Somalia has sentenced a group of Somali pirates numbering 12 to jail term between 8 to 4 years.
“These group of Pirates were earlier overpowered by Egyptians, after they have hijacked their vessel, and were taken to Cairo [...]