Thursday, November 26, 2009
The head of an Ottawa mosque died suddenly while on a spiritual pilgrimage in Saudi Arabia.
Sheikh Mohamed Rashad, believed to be in his late 50s, collapsed Thursday morning while visiting Mecca, Islam’s holiest site, where he was on pilgrimage with thousands of others.
Rashad, who was the head of the Assalam mosque [...]
Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin oo ah Sheikh Soomaaliyeed oo caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka ayaa Maanta (Carafo) ku geeriyoodey Xajka.
Sheikh Maxamed-Rashaad Macallin Allah ha u naxariistee waxa uu ku geeriyoodey Mina.
Sh. Maxamed-Rashaad waxa uu deganaa magaalada Ottawa ee magaalo madaxda dalka Canada, halkaas oo uu iimaan ka ahaa masjid ku yaal magaaladaas.
Waxa kale oo Dr. [...]
Posted Under:
Tacsi
This post was written by Administrator on November 27, 2009
Comments (0)
Thu 19 Nov 2009
Garowe(Bosaso-Media)- Madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya oo shalay soo gaaray Puntland, gaar ahaana Caasumada Puntland ayaa ka hadlay xaalado badan oo ka jira gudaha Puntland, wuxuuna sheegay in uu kula soo kulmay magaalada Nayroobi dhinacyo kala gedisan oo ay ku jiraan Deeq bixiyaasha, Wakiilada Siyasaded, Siyaasiin ka soo jeeda Puntland iyo [...]
Talaado, November 17, 2009:
Dekadda magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay Karaatuun ay ka buuxdo Tamaandho Qasac laga keenay dalka Yemen oo dhacday, taas oo in mudo ah lagu hayay Dekadda, kadib markii ay maamulka Dekaddu ogaadeen in ay tahay mid wakhtigeedii la dhaafay.
Halkii Yaanyadaasi qasacadaysan ee dhacday lagu [...]
Dowladda Sucuudiga ayaa dhawaan waxay ku dhawaaqday in ay xayiraaddii ka qaaday dhoofinta xoolihii Soomaliya kaas oo xayirnaa mudo 9 sano ah, waxayna arrintaani ku timid kadib markii codsiyo fara badan ay gaareen Dowladda Sucuudiga oo looga dalbanayo in ay xayiraadda ka qaadaan Xoolaha Soomaaliya, maadaama ay yihiin xoolo caafimaad qaba.
Xayiraad qaadistaan oo ku soo [...]