Tababarkaan oo ay gacan ka geystay Dowladda Wadanka Liibiya ayaa waxaa loo qabtay dad tiradooda lagu sheegay 26 Qof oo ka kala tagay Guud ahaan Goboladda Puntland.
Tababarkaan ayaa wax uu ka dhacay Xarunta Kheyraadka Badda ee Jamhuuriyadda Libiya, Waxaana Casharadda ka Bixinayey Dhakhatiir aad u yaqaan Xoolaha.
Macallimiinta oo ay ka mid ahaayeen Dr. Maxamed Al [...]
by Abukar Arman
The stakes are much higher than ever before. And, despite the negative reports that dominate the news and thus perpetuate the sense of hopelessness, voices of reason are becoming more audible against the current senseless violence, chaos and extremism. More and more Somalis are coming to realize that the path ahead leads nowhere [...]
Source: SomaliMirror
28 Dec, 2009
Kulan Wilaayada Gobolka Banaadir ee Xarakada Shababul Mujaahidiin soo agaasimtay kana dhacey shaley Magaalada Muqdisho ayaa heshiis rasmiya lagu kala dhex dhigay labo Beelood oo walaalo oo horey diriri u dhex martey.
Beelaha Abgaal iyo Murursade ayaa shaley Xarakada Al-shabab, heshiis rasmiya dhex dhigtay kuwaas oo horey dagaalo dhibaatooyin badan ka dhasheen [...]
Jimco, 25 December 2009
Bilihii u horreeyey ee sannadkii 2006 maxaakiimta Islaamiga ah waxay guulo isdaba joog ah ka gaadhayeen dagaalladii ka socday Muqdishu iyo agagaarkeeda ee ay kula jireen qabqablayaasha dagaalka ee ku jiray isbahaysigii la dagaalanka argagixisada.
Guulaha badan ee maxaakimta ay gaadhayeen way soo jiidatay dhalinyaro badan oo ku jiray iskuullada iyo madrasadaha [...]
Posted Under:
Media
This post was written by Administrator on December 25, 2009
Comments (0)
Source: UK PA
Dec. 18, 2009
Millions of people could die as life-giving rains in East Africa failed for the sixth time, Oxfam has said.
Tribesmen in rural areas of Kenya, Ethiopia, Tanzania, Sudan and Somalia are being driven to the brink of starvation by the worst drought to hit the region for 20 years.
Oxfam, which in September [...]